Boqalaal Qaxotiga Ah oo Bari Kashiracanaya Xeryaha Dhadhaab Kuna Wajahan Kaakuma(Dhagayso Sababta)

In kabadan 900 oo kamid ah qaxotiga kudhaqan xeryaha Dhadhaab ayaa markii ugu horesey loqadayaa xerada kakuma si ay halkas ugu maraan intixaanka looyaqaano INS ama CIS  qaxotigan oo fursad dib udajin kahele wadanka marekanka ayaa arima laxiriira dhanka amaanka ay saraakishii intixaanka qadilahaa ay la imaan wayen xeryaha.
qaxotigan ayaa  cawa kusugan Tarsadka xerada Dhagaxley halkas oo malinta bari ah basas garaya ilaa 14 lagaga daabulo .
Wana markii ugu horeysay oo dadka laga daabulo xeryaha Dhadhaab lana geeyoxerayaha Kakuma laga soobilabo sanadkii 2001 xiligas oo kumananka mid ahaa  qaxoti somali bantu ah looqade dhanka xerada Kakuma.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


xiligas wixii kadan beyeyna waxey kumarayen qaxotiga wixii intixaan dib udajin ah gudaha xeryaha ,arintan ayaa lagu sababeyey amaan xumada kajirta xeryaha Dhadhaab

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in Warka Soomaali [news]. Bookmark the permalink.

Comments are closed.