Dhakhtar Macow Aweys oo ka hool kala magalada casimada london xaruunta dalka ingiriiska ayaa waxuu ka hadlayaa todobaad kaan xanunka ku dhaca iyo wax yaabaha sababa kilyaha
Dr.madow aweyn ayaa si aad u faah faahsan ugu hadlaayo xalada xanunka ku dhaca kilyaha iyo sida loogu hor tagi kara Halkaan ka daawo barnaamijka caafimaadka ee tobaadka mar ka bixi doono websetka allsomlia.com oo u taagan had iyo jeer wax u qabashada bulshada somaliyed ee ku dhaqan dal iyo dibad





