Al-shabaab” Beelo Galgaduud kusugan ayaan heshiisiinay (Dhagayso)

Wakiilka G/galguduud u qaabilsan Xarakada Al shabaab  Xassan yacquub cali  iyo Qaadiga Maxakamada Xarakaeda shabaab ee Gobolkaas  ayaa gaaray deegaano ka tirsan G/guduud oo ay ku dagaalameen beelo walaalo ah,

Xassan yacquub ayaa sheegay  waxa hurinaayo dagaalada in ay ay yihiin wax uu ku tilmaamay gumeysi

Dhinaca kale Mr yacquub   ayaa ka war bixiyey sida ay u xaliyeen wixii kala gaaray beelahaasi walaalaha ah isagoona carabka ku dhuftay in qof kasta oo ka tirsanaa Dagaalamayaashii beelahaasi ay u go,aamisay maxkada Shabaab boqol neef oo geel ah

Shabaab ayaa dhowr jeer oo hore xoog iyo xeeladba sheegtay in ay ku xaliyeen beelo ku Dagaalamay Goboladda  dalka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in wararka maanta, Warka Soomaali [news]. Bookmark the permalink.

Comments are closed.