Definitions/Qeexid
Waxad google u isticmaali kartaa in ku siiyo macnaha erray ama shay aad garanwayso waxa uu yahay ama aad u baahantahay in mancahiisa oo faahfaahsan lagu siiyo. Tusaale waxaad u baahantahay in aad ogaato macnaha Computer ama Chemistry. Marka waxaad marka hore galaysaa google.com ka dibna waxaad ku qoreysaa define kadina errayga aad rabto ayaad qoreysaa Tusaale
Calculator/Xisaabin
Google waxaa kale oo aad u isticmaali kartaa in uu wax kuu xisaabiyo. google Calculator si aad u isticmaasho raac tusaalahaan hoose.
Raadin
Google waxaad sidoo kale ku raadin kartaa warbixin gooni ah adiga oo iska reebaya wixii kale oo aan aheyn midka aad raadineyso. Tusaale waxaad rabtaa in aad hesho taariikhda soomaalida oo Microsoft Word ama PDF ah. Si aad u samayso raac tusaalaha hoose
Markii aad raadineyso PDF








